Maxaa dhacaya ka dib
dugsiga sare?
La-taliyayaasha shirku waxay ku hagaan ardayda iyo qoysaskooda dhanka ilaha, fursadaha deeq-waxbarasho, bixinta waraaqaha talooyinka, iyo gacan-qabashada codsiyada kuliyada.
Haddi ay noqoto aqoon iswaydaarsiyadayada ama latalinta mid-ka-mid ah, kooxdayadu waxay si joogto ah ula wadaagaan macluumaadka si ay uga caawiyaan qoysaska go'aamada dugsi sare ka dib. Shirku wuxuu halkan u joogaa inuu caawiyo!
Gargaarka Ardayga ee Federaalka. Codsi kasta oo kulleej ah wuxuu u baahan yahay FAFSA in la dhammaystiro. Maanta bilow!
Xariirka loo qoondeeyay Oregon ee deeqaha waxbarasho!
Meelfiican oo lagu bilaabo raadinta fursadaha deeq waxbarasho!
Ka bilow inaad ka raadiso deeq waxbarasho halkan!
Ardayda uqalma waxay heli karaan lacag kubixisa waxbarashadooda kuliyada bulshada ee deegaanka.
Markhaatiyo ka soo baxay shirwaynaha Waalidiinta iyo Ardayda
“Waad ku mahadsan tahay sida aad u caawisay ardaygayga tallaabo kasta oo jidka loo qaado! Waan lumin lahayn haddii aanad caawin ka helin!
